GLOBAL NEWS

Chovaaye (Twayi)


Wa jasiirad weyn waxayna leedahay hal tuulo o ka kooban shan xafadood o la kala yraahdo : Iburini , Michikachi , Firadoni ,Omo , Kisiyu.

Waxaay caan ku tahay ceelasheeda biyaha o laga qodo buraleyda cidda e xagga konfur barigeeda . Dadka jasiiradaan deggan waxay caan ku yihiin badmaaxnimada , kallumeysiga iyo doomodhiska . Chovaaye wa jasiiradda keli ah o laga hirgeliyay “Elementary school” sannadka 1955 waxaana dugsiga ku tabarrucay dhismahiisa Yusuf Somobwana o isla markaasna macllin ka aha. Nasiibxumo taageero la’aanta dawladihi ka dhisna waddanka ha ahaato middi gumeysiga , kuwi wadaniga 1956-1990 waxay sababtay inu dugsiga burburo.

Shakhsiyaadka caanka e jasiiradda waxa ka mid ahaayeen Sheykh Qaasim Baadi , nabaddon Mze Yusuf Mbaraali , nakhoda Mze Bakaari , Moallimu Ciisa Cusmaan , iyo kuwa kale.