Category

AF-SOOMAALI

Home » AF-SOOMAALI

Guddoomiye Jawaari oo is casilay

 - 

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa goor dhaw xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u akhriyay warqad is casilaad ah oo ka timid guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Xildhibaannada oo maanta u balansana... More »