AF-SOOMAALI

War Deg-Deg: Xogahayaha arrimaha dibada dalka Ingiriiska oo Muqdishu yimid


Xogahayaha arrimaha dibada dalka Ingiriiska Boris Johson, ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Muqdishu, saaka oo Arbaca ah.

Safarka Boris, horay looma sii shaacin, lamana oga ujeedaa safarka.

Waxaa la filayaa in uu faafaahin ka bixiyo safarkiisa, isagona lagu wado in uu kulamo la qaato madaxda dowladda Soomaaliya.