AF-SOOMAALI

Waqtiga la qabanayo doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la shaaciyay


Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta.

Waqtiga doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa la qaban doonaa 30-ka bishan April oo ku beegan Isniin.