GLOBAL NEWS

Wafdiga MBELE JUBBALAND o booqasho hawleed ku maraaya Bajun Islands


Waxaa maalmahaan booqasho hawleed ku jooga jasiiradaha Bajun Islands , wafdi ballaran o u hoggaminaayo Suldan DILI MAHADI DILI. Booqashada waxay ku saabsan tahay bogaadin iyo wacyigelin shacbiga soomaaliyeed o ku dhaqan jasiiradaha iyo deegannada la xiriira.