GLOBAL NEWS

Taalooyinka taariikhiga


Taalooyinka taariikhiga waxa lagu arki kara xeebta dheer u dhexeysa Kisimayo ila Ras Kiyamboni iyo jasiiradaha , hase ahaate kuwa xeebta waxa ku yimid bubur ay dadka u geesteen . Kuwa ku yaala jasiiradaha qaarkood wey ka badbaadeen burburka . Taalooyinkaan waxay isugu jiraan masaajido qadimi ah iyo qabuuraha lo yaqaan “Pillar Tombs”.