images of Koyaama island

Wa muqaal ku saabsan goobo ka tirsan xeebaha Koyaama island gaar ahaan dhinaca tuulada Gedeeni o ka so horjedda xeebta .


koyaama island

Koyaama wa jasiiradda ugu weyn jasiiradaha baajuunta waxayna Kisimayu u jirta ila 60km. Jasiiradda Koyaama waxay ka kooban tahay laba tuulo o kala ah :…


ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka

Kirumbidhi wa ciyaar hiddaha iyo dhaqanka bajuneed afka qalaad lo yaqaan steack dance. ciyaartaan waxa ciyaaro ragga o keli ah maalmaha ciidda iyo aroosyada. Chakacha…






Magaalada Kudhaay

Kudhay wa magaalo xeebta saaran  ka so horjeedka jasiiradda Chuula. Waxay ku taala goob lo adeegsado dhismaha maraakiibta yacni doomaha kuwa waaweyn iyo yaryar intaba….


Dhaarinta xildhibannada Jubbaland

Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay iyadoo ay haatan Hoolka shirka ay ka socota Dhaarinta Mudanayaasha Baarlamaanka ay yeelaneyso dowlada Jubaland State…


Shakhsiyaadka beelaha bajun

_ Md. Sharif Yusuf Somobwana     ….. Ex. ( wasiir K/xigeenka  Kheyraadka badda iyo kaluumeysiga TNG –  Md. Maxamed Sheykh Cali Oobo ….Ex xildhibaan…









Hawala:Mashirika ya misaada yaonya

Mashirika ya kimataifa ya kutoa misaada ya kibinadam, yameonya kuwa huenda yakalazimika kusitisha shughuli zao zote nchini Somalia, ikiwa Kenya itabadili uamuzi wake wa kufunga…


Kismayo and the opportunities

Through a lively hood intervention programme, the American Refugee Committee (ARC) is providing increased livelihood opportunity to 140 returnee and conflict-affected IDP households in Kismayo…



error: Content is protected !!