GLOBAL NEWS

Madaxweynaha o magacaabay taliye cusub e NISA o kumelgaar ah .


Xasan Sheekh, ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya, iyo isagoo tixgelinaya baahi la xiriirtey in is-beddelada lagu sameeyo Hoggaanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka.

Sidoo kale, Isla xeerkaan ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa waxaa si KMG ah xilka Taliyaha Hay’ada Nabad-sugidda qaranka (NISA), loogu Magacaabay Jen. C/llaahi Gaafoow Maxamuud