HISTORY

koyaama island


Koyaama wa jasiiradda ugu weyn jasiiradaha baajuunta waxayna Kisimayu u jirta ila 60km. Jasiiradda Koyaama waxay ka kooban tahay laba tuulo o kala ah : Gedeeni ama Koyaama iyo tuulada Koyamaani .