Qeybsiga Xildhibaanada Jubaland iyo Tirada Guud

Kismayu

waxey isla  garteen dhamaan odayaasha  iyo cuqaasha  iyo wax garadka  beelaha daga  goboladaan  in ay sidaan u soo xulaan  xildhibaanada  matali doona  deegaanada jubalan

 

waxaana loo kheebiyay sidaan

BeeshaQeybaheedaDegaankeedaWadarta Degmooyinka
Beesha Shanaad
  1. 1. Baajuun
Kismayo iyo Jasiiradaha2
  1. 2. Jareer Weyne-Mushunguli
Jamame, Jilib, Kumsuma, Dujuma, Marerey5
  1. 3. Ajuuraan
Baardheere, Saakow, Bu’aale, Kismaayo4
  1. 4. Carab Soomaali
Kismaayo, Buulo Gaduud, Baardheere3
Daarood
  1. 1.Mareexaan-ka Gedo
Garbahaarey, Buur-Dhuubo, Buulo Xaawa, Luuq,  Kismaayo5
  1. 2.Ogaadeen-ka
Afmadow, Badhaadhe, Kismaayo, Baardhere, Bu’aale, Qooqaani6
  1. Majertein
Kismaayo1
  1. 4. Bartire
Badhaadhe, Bilis Qooqani2
  1. 5. Awr-male
Kismaayo,Bilis Qooqani2
DigilMirifle(Rahanwein)
  1. 1. Gasaar Gude
Luuq, Buulo Xaawa, Dolow3
  1. 2.Goobaweyn
Luuq, Buulo Xaawa, Dolow3
  1. 3. Moalin Weyne
Luuq, Baardheere,Sakow,Bu’aale4
  1. 4. Geelidle
Baardheere, Saakow, Jilib, Bu’aale3
  1. 5. Eelay
Baardheere, Saakow, Bu’aale, Dujuuma4
  1. 6. Yantaar
Baardheere, Saakow, Bu’aale, Jilib, Kismaayo5
  1. 7. Hubeer
Baardheere, Saakow, Jilib, Kismaayo4
  1. 8. Luway
Baardheere, Saakow2
  1. 9. Gare
Ceel Waaq, Saakow, Bu’aale, Jilib, Kismaayo5
10. TuniSakow, Jilib, Jamaame, Kismaayo4
11. JiidoDujuuma, Saakow, Bu’aale3
12. HariinBaardheere, Bu’aale, Sakow3
13. LeysaanLuuq,Baardheere, Saakow, Buulo Xaawo4
14. Boqol HoreDolow, Baardheere, Saakow, Dujuuma4
15. JiroonDolow, Luuq, Baardheere3
16. Reer DumaalDolow, Luuq2
17. DabarreBaardheere, Saakow, Bu’aale,Kismaayo4
18. WaanjaalDolow, Baardheere, Kismaayo3
Dir
  1. 1. Biyo-maal
Jamaame, Jilib, Kismaayo3
  1. 2. Gaadsan
Dolow, Buulo Xaawa, Luuq3
Hawiye
  1. 1. Hiraab
Bu’aale, Jilib, Kismaayo3
  1. 2.Sheekhaal
Kismaayo, Jamaame, Jilib3
  1. 3. Gaal-jecel
Kismaayo, Bu’aale, Jilib3

dadaal dheer kadib  aya waxa u suura gashay beesha baajuun in aay ka helaan lawo kursi

sida uu noo xakhiijiyay  suldaanka  beesha baajuun  diili mahaadi diili  iyo  afhayeenka  beesha  cali mahdi

Goboladan waa kuwo intii 1960 ka bilaabatay ay Soomaali kale oo badan soo degtay kuwana waa laga bara kiciyey intii 1991 ka danbeysey. Hase ahaatee inta miiska sare ku taxan waa intii asal ahaan u deganeyd. Degmo walba waxa ay ka kooban tahay: miyi, buulo/tuulo iyo magaalo oo beledka uun ha fiirinin.

Waqti 22 sano ka badan ayey Soomaali kala riixaneysey dhulkan iyaga oo magacyo jabhado iyo magacyo kooxo diimeedyo kala sheeganaya qabiil keliyana wuu ku guuleysan waayey inuu xoog ku hanto si kasta oo uu dadka u baraciyey.  Waxaase kuwa dadka degaanka waxyeeleeyey ugu daran kuwa ka yimid meelo kale oo ka baxsan goboladaan   sida jubada dhexe jubada hoose iyo gedo  waxaan u rajeneena dadka asal ahaan degen  inay helaan cadaalad waarta aan ku dhisneen xoog iyo makhuunsi dad kale xakhooda usan sheegan