GLOBAL NEWS

JAWAAARI oo Shaaciyay Habka loo Maareynayo Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha DF


Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa Go’aan kasoo saaray Habka loo marayo Maareynta Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Somalia.

Jawaari ayaa sheegay inuu adeegsanayo Qodobo kala duwan oo ku aadan habka Maareynta Mooshinka Madaxweynaha laga keenay, kaasoo xiisado siyaasadeed oo aad u daran

– See more at: http://hiiraan.com/news/2015/Sept/wararka_maanta5-92909.htm#sthash.aZd6RgMD.dpuf