GLOBAL NEWS

Dhaarinta xildhibannada Jubbaland


Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay iyadoo ay haatan Hoolka shirka ay ka socota Dhaarinta Mudanayaasha Baarlamaanka ay yeelaneyso dowlada Jubaland State . Munaasabada dhaarinta xildhibaanada ayaa si habsamileh u socota, iyadoo amaanka magaalada siweyn ay u adkeeyeen Ciidamada qalabka sida ee dowlada Jubaland.