GLOBAL NEWS

Common sense


Waxyaabaha lagu gaari karo hor umar, dhinac kastaba ha ahaato, ee ay bulshada u baahan tahay waxaa ugu horeeya waa waxbarashada, caafimaadka iyo xoriyadda shaqsiyadeed, ayadoo islamarkaana ay is daba socdaan hor umarinta bulshada iyo dhaqaalaha. waxaa kaloo muhiim ah shacabka iney dareensan yihiin iney dhulkooda iyp noloshooda ay ayaga wax u qabsadaan.