Category

AF-SOOMAALI

Home » AF-SOOMAALI

Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo geeriyooday

 - 

Wasiirkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim Maxamuud ayaa fiidnimada xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Hindiya Marxuumka ayaa muddo 4 bilood la badan ugu maqnaa dalkaasi, waxaana xaafadiisa caafimaad a... More »

Madaxweynihii 41aad ee Mareykanka oo geeriyooday

 - 

Madaxweynihii 41 aad ee dalka Mareykanka George HW Bush ayaa ku geeriyooda da’da 94 sano. Busha ayaa geeriyooday saacadu markey aheyd 22:10 waqtiga Mareykanka Jimcihii oo ku beegan (04:10 GMT Sabtidii Maanta) sida ay sheegeen xubno ka tirsan Qoyskiisa. Waxaa u... More »

Ilhaan Cumar oo ka mid noqotay Congress-ka Mareykanka

 - 

Ilhaan Omar ayaa noqoneysa qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Qaxootinimo ku taga dalkaasi Mareykanka oo ka mid noqota Aqalka Congress-ka, waxaa ay guushaasi ka gaartay doorashaddii dhexe ee Mareykanka ee shalay dhacday. Waxaa ay badashay Ilhaan Cumar Keith... More »