Category

AF-SOOMAALI

Home » AF-SOOMAALI

Madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah ula wareegay xafiiska

 - 

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiska, kaddib xaflad kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Madaxweynihii hore, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku soo dhaweeyay madaxweynaha... More »