Category

AF-SOOMAALI

Home » AF-SOOMAALI

Aadan Barre Ducaale oo ka badbaaday in xilka laga qaado

 - 

Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa waxa uu maanta ka badbaaday qorshe la doonayay in xilka looga qaado, kadib isbedal lagu sameynayay mas’uuliyiinta jagooyinka kala duwan  ka haya xisbul xaakimka Jubilee. Arrintaan ayaa waxay ... More »

Boqolaal qoys oo ka barakacay fatahaada Beledweyne

 - 

Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii lasoo dhaafay fatahaad xooggan ka geystay magaalada Beledweyne, waxaana dhammaan xermay jidadka isku xira xaafadaha kala duwan taas oo dhibaato adag ku haaysa bulshada . Dadka ayaa ka baxay guryahooda waxa ayna  dageen Ceel-jaa... More »