Category

AF-SOOMAALI

Home » AF-SOOMAALI

War-Deg-Deg ah: Qarax ka dhacay Muqdishu

 - 

Gaari miineysan ayaa ku Qarxay bannaanka hore ee maqaayadda Italian Coffee Restaurant ee ku taalla Waddada Maka Al mukarama ee magaalladda Muqdishu, sida goobjoogayaal ay sheegeen. Maqaayadda Qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa ay u dhowdahay xarunta socdaalka ee d... More »

Taliyaha Nabad Sugida gobolka Banaadir oo la magacaabay

 - 

Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helnay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo uu magacabay Taliyaha Nabad Sigida gobolka Banaadir. Sida aan Wararka ku helnay soo jeedin ka timid Tali... More »