Category

AF-SOOMAALI

Home » AF-SOOMAALI

Madaxweeyne Farmaajo o loogu soo dhaweeyay Kismaayo

 - 

Madaxwaynaha iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka yimid magaalada Kismaayo, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay madaxwaynaha Jubaland, ku xigeennadiisa, xubnaha labada gole ee Jubaland, ururrada bulshada rayidka ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada re... More »

Weerar ka dhacay magaalada London

 - 

Magaalada London ee caasimada dalka Briain waxaa ka jira saaka xaalad jahwareer ah kadib markii xalay ka dhaceen weeraro loo adeegsady gaari iyo sidoo kale toorey, waxaana sii kordhaya khasaaraha ka dhashay weerardaasi. Booliska Ingiriiska ayaa xaqiijiyey in l... More »

Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo loogu soo dhoweeyey Doha

 - 

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Doxa ee dalka Qatar ka dib markii ay dhameysteen booqasho dhowr cisho qaadatay oo ay ku joogeen dalka Jabuuti. Wafdiga Madaxweynaha ayaa maanta gelinka dambe so... More »