AF-SOOMAALI

Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Golaha wasiirada


–Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay golaha wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre.

C/wali Sheekh Ibraahim Muudey oo ah Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanka, ayaa maanta shir gudoominayay kullanka Baarlamaanka.

1- Tirada Xildhibaanada Aqbashay: 224 Xildhibaan

2- Waxaa diiday: 15 Xildhibaan

3- Waxaa ka aamusay : 2 Xildhibaan