CULTURE

Bajuni traditional dance KIRUMBIZI (Stick dance)


Kirmbizi wuxuu ka mid yahay ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka bajuuneed . Ciyaartaan waxa ciyaara ragga o keli ah waxaana la adeegsada musik ahaan gurbaan iyo saxan o mar ah o la yiraahdo UTASA. Ragga ciyaaraaya waxay jilaayaan sida dad iskutumaya ulaha ama bakooradda ay wataan.

Sanooyinki 1950-ki ila lixdameeyadi qarnigi horey ciyaartaan waxa lagu arki jiray magaaloouinka Muqdisho iyo Baraawe munaasabadaha Cidda Sonfurka iyo Carafada.