GLOBAL NEWS

ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka


Kirumbidhi wa ciyaar hiddaha iyo dhaqanka bajuneed afka qalaad lo yaqaan steack dance. ciyaartaan waxa ciyaaro ragga o keli ah maalmaha ciidda iyo aroosyada.

Chakacha ciyaartaan waxay gaar u tahay haweenka waxaana la ciyaara aroosyada , iyadoo la la qaadaayo hees iyo durbaan.

Lelemama iyadane wa ciyaar u gaar ah haweenka waxaana la ciyaara xafladaha arooska.

Kidureenge wa ciyaar hees iyo musik macaan la socoto . Sida caadada ah kidureenge wa heesaha ay qaadan badmaaxyada marka u shiraacanaayaan waddamada fog (Khaliijka iyo Hindiya).