Xubno ka socday Sanduuqa Xasilinta Somalia ee SSF oo Maanta soo gaaray Kismaayo
Xubno ka socday Sanduuqa xasilinta Soomaaliya ee SSF ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha uu ku shaqeeyo maamulka…
Xubno ka socday Sanduuqa xasilinta Soomaaliya ee SSF ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha uu ku shaqeeyo maamulka…
Shirkii looga xaajoon lahaa Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Somalia oo lagu waday inuu maanta ka furmo Muqdisho ayaa dib u dhac uu ku yimid, kaddib…
Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa looga dhawaaqay Madaxweyne kale oo uu yeellanayo Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee Gobolada Dhexe. C/llaahi Cabdi Dhoodi oo…
Wasaaradda arrimaha gudaha & federaalka Somalia ayaa ka dhawaajisay in dhawaan la guda-geli doono hawsha maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, kaasoo ka…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ka Qayb-galay Shir madaxeedka Gaar ah oo looga hadlayay la-dagaalanka Kooxda ISIL iyo Xag-jirnimada oo uu marti-geliyay Madaxweynaha Mareykanka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo Maanta Shir jaraa’id ku Qabtay Xafiiskiisa Muqdisho ayaa baaq nabadeed lagu joojinayo colaadaha ka jira deegaanada…
Taliska Qaybta Afaraad ee Hawl-galka Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee gobollada dhexe ayaa sheegay in wixii xiligan ka dambeeya ay Degmada Buula-burte ka baxday go’doonkii…
Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta lagu Hor-dhaariyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Soomaaliya, S/Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo Abaanduulaha CXDS, S/Guuto Cali Baashi Maxamed…
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay guddoonka Baarlamaanka ee lagu sheegay in lasoo afjaray mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha DFS…
Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa shilkii Shalay ka dhacay Xajka uu ahaa Musiibo, iyagoo Shaaciyay in baaritaanno lagu Sameyn doonaan shilkan. Dhaxal-sugaha boqortooyada Saudi Arabia, Maxamed Bin…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kasoo saaray Go’aan Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Somalia, iyagoo ku Sheegay Warbixin ay soo saareen in dhinacyada Mooshinka uu khuseeyo…
Ugu dambeyn, Illaa hadda oga in Maydadka Ajnabiga u dhashay Poland in Dalkooda lagu celin doono si loogu aaso iyo in kale, iyagoo noqonaya dadkii…
Kulan saddex Maalmood ka socday Villa Somalia oo ay isagu yimaadeen Madaxwaynaha Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia, Madaxweynaha Puntland, Madaxweynaha Koonfur-galbeed, Madaxweynaha Jubbaland,…
Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay in ka badan 20-qof oo kalena way ku dhaawacmeen qaraxii Maqribnimadii Caawa ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta…
Waxaa Muqdisho SHIR uga Socdaan Madaxda DF Soomaaliya, hogaamiyayaasha dowlad gobolleedyada, iyo wafuud heer caalami ah, kaa oo la sheegay in looga wadda hadallayo jihada…
Dekedda Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay ka mid noqotay Dekedaha ugu casrisan Calaamka, iyadoo Sanadihii dambe ay Kordhayeen Maraakiibta Shixnadaha kala…
Maamulka Puntland ayaa isaga baxay shirka Wada-tashiga ee Muqdisho ka Furmay, kaasoo looga Hadlayo Doorashooyinka ka dhaci doono Somalia marka la gaaro Sannadka 2016-ka. Shirka…
Ugu yaraan Saddex Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Maamulka Jubbaland ayaa maanta ku Geeriyooday Qarax miino oo lagu Aasay Saldhig ay Ciidammo Mushaaraad loogu Qaybinayay…
Kulammadii Baarlamaanka Somalia ayaa Maanta hakad la geliyay, xilli ay Baarlamaanka horyaallaan Mooshinno iska soo horjeeda; iyadoo gudoonka Baarlamaanka Somalia uu sheegay in hakadka uu…