Writer

Bajuni

ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka

 - 

Kirumbidhi wa ciyaar hiddaha iyo dhaqanka bajuneed afka qalaad lo yaqaan steack dance. ciyaartaan waxa ciyaaro ragga o keli ah maalmaha ciidda iyo aroosyada. Chakacha  ciyaartaan waxay gaar u tahay haweenka waxaana la ciyaara aroosyada , iyadoo la la qaadaayo ... More »

Hormar iyo Maalgashi ka Bilaabmay Kismaayo

 - 

Dhismaha wadada dheer ee xiriirisa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo iyo Jaamacadda magaalada Kismaayo ayaa si rasmi ah u biloowday, iyadoo ay soconayaan burburin lagu sameeynayo laamigii hore oo isagu ahaa mid aad u dayacan. Howlahan dhismaha ayaa waxaa... More »

Magaalada Kudhaay

 - 

Kudhay wa magaalo xeebta saaran  ka so horjeedka jasiiradda Chuula. Waxay ku taala goob lo adeegsado dhismaha maraakiibta yacni doomaha kuwa waaweyn iyo yaryar intaba. Sannadihi 1970-1975 Dawladdi Kacaanka waxay si qasab ah barakicisay shacabki degganaa jasiir... More »

Dhaarinta xildhibannada Jubbaland

 - 

Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay iyadoo ay haatan Hoolka shirka ay ka socota Dhaarinta Mudanayaasha Baarlamaanka ay yeelaneyso dowlada Jubaland State . Munaasabada dhaarinta xildhibaanada ayaa si habsamileh u socota, iyadoo amaanka... More »

Shakhsiyaadka beelaha bajun

 - 

_ Md. Sharif Yusuf Somobwana     ….. Ex. ( wasiir K/xigeenka  Kheyraadka badda iyo kaluumeysiga TNG –  Md. Maxamed Sheykh Cali Oobo ….Ex xildhibaan –  Md. Dili Mahaadi Dili –  Md. Bakaari Cumar Cabdi …Agaasimahi qaybta af sawaxiliga e Idaacadda Muqdisho J.D.So... More »