AF-SOOMAALI

Abaaro ba’an o ka taagan jasiiradaha Bajuni Islands


Xili abaar ba’ani ay ka jirto qeybo badan oo dalka Soomaaliya , ayaa waxaa dadka Jasiiradaha Baajuun ay ka cabanayaan abaar aad u ba’an oo soo wajahday.

Muddo dheer roobab kama da’in mantiqada , sidaas darteed boqollal qoys aya barakacay markii xoolihii ka dhammadeen iyo caafimaad darro o so foodsaartay.

Bahda “ALLBAJUNI.COM”waxay ugu baaqaysa dadweynaha soomaaliyees iyo maamuulka JUBALAND gaar ahaan inay la so gaaraan gaargaar bani’addannimo.