Month

November 2018

All posts published in November 2018

Ilhaan Cumar oo ka mid noqotay Congress-ka Mareykanka

 - 

Ilhaan Omar ayaa noqoneysa qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Qaxootinimo ku taga dalkaasi Mareykanka oo ka mid noqota Aqalka Congress-ka, waxaa ay guushaasi ka gaartay doorashaddii dhexe ee Mareykanka ee shalay dhacday. Waxaa ay badashay Ilhaan Cumar Keith... More »