Published 5y ago - Dr Munye
Hoggaamiyayaasha maamul-gobolleedyada ayaa dhisay xisbi siyaasadeed cusub kaas oo la magac baxay Horu-socod Qaran. Xisbiga Horu-socod Qaran waxaa si kumeel-gaar ah u hoggaamin doona madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,sida ku cad war-murtiyeed l... More »
Published 5y ago - Dr Munye
Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Ereteriya Mudane Osman Saleh Mohammed iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Itoobiya Mudane Workneh Gebeyehu ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, Soomaaliya 17kii Oktoobar, 2018. Booqashadani waxaa ay qayb ka tahay ... More »
Published 5y ago - Dr Munye
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shaqo joojin ku sameeyey Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda Soomaaliya Max’ed Khaliif Diiriye Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya a... More »
Published 5y ago - Dr Munye
Mukhtaar Rooboow Cali Abuu- Mansuur oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.. Rooboow ayaa sheegay in go’aankan uu qaatay ee ah in uu isku soo t... More »