Hambalyo Hon. Saqar Ibrahim Abdalla

Waxaan halkaan hambalyo uga soo gudbineynaa wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha Dowlada Federalka ee Soomaaliya mudane Saqar Ibrahim Abdalla, iyo xilka cusub ee loo dhiibay.

Jaaliyada Bajun ee ku nool wadanka UK oo dhamaantood si waada jir u taageeraya xilka cusub ee loo dhiibay mudane Saqar isa markaana uu duceenaya in xilkiisa ilaah u fududeeyo yo wax qabad toosan

Leave a Reply

avatar
  Subscribe  
Notify of
error: Content is protected !!