Warar ka imanaya magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka u ah maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay xildhibaan Axmed Taajir oo ka mid ahaa mudanayaasha maamulka Jubbaland, laakiin la sheegay in xasaannadii xildhibaan-nimo lagala noqday ... More »
Mudane Axmed Max’ed Islaam, madaxweynaha Jubbaland oo maanta marti qaad u sameeyay gudoomiyeyaasha degmooyinka xorta ah ee Jubbaland, haween iyo odoyaal dhaqameediyo ka qeybgalayay shir looga hadlayay horumarinta Jubbaland oo lagu soo gabagabeeyay Kismaayo aya... More »
Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye. Waxaa soo dhaweyntiisa qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ay ka mid ahaayee... More »
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in Xukuumadda ay u hirgashay in ay hagaajiso Maamulka iyo Maaliyadda, islamarkaana Worl Bank uu kalsooni siiyay Maamulka Maaliyadda. Wuxuu sheegay sanooy... More »