Guddi baarayaal ah oo ka socday Qaramada Midoobey ayaa sheegay in xulufada uu hogaamiyo Sacuudiga ka danbeeyeen duqeyntii lala eegtay Doon ay saarnaayeen tahriibayaal Soomaaliyeed oo marayey xeebta degmada Xudeyda ee Yemen bishii March ee sannadkan. Warbixin q... More »
Dowlada Kenya ayaa abaal marin lacageed waxa ay dul dhigtay Madaxyada shan dagaalyahan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ,kuwaa oo dowlada Kenya ku eedeesay in weeraro ka fuliyeen gudaha Kenya kuwa kalana ay hada qorsheenayaan. Booliiska Kenya ayaa ka digay weer... More »
Dowlada Talyaaniga ayaa maanta ku wareejisay Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Soomaaliya qalabkii lagu hagi lahaa Hawada Soomaaliya oo si rasmi ah loo bilaabay in loogu rakibo garoonka Aadan cadde. Waxaa si rasmi ah u gudoomay qalabkan Wasii... More »
Xarakada Al Shabaab ayaa munaasabad ka dhacday deegaan hoos taga Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxa ay ku caleemo saareen Imaam cusub oo ay sheegeen in ay yeelaneyso Beesha Abgaal Cismaan . Munaasabadan lagu caleemo saarayay Imaamka cusub ee... More »