Month

May 2017

All posts published in May 2017

War-Deg-Deg ah: Qarax ka dhacay Muqdishu

 - 

Gaari miineysan ayaa ku Qarxay bannaanka hore ee maqaayadda Italian Coffee Restaurant ee ku taalla Waddada Maka Al mukarama ee magaalladda Muqdishu, sida goobjoogayaal ay sheegeen. Maqaayadda Qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa ay u dhowdahay xarunta socdaalka ee d... More »

Taliyaha Nabad Sugida gobolka Banaadir oo la magacaabay

 - 

Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helnay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo uu magacabay Taliyaha Nabad Sigida gobolka Banaadir. Sida aan Wararka ku helnay soo jeedin ka timid Tali... More »

Askari American ah oo lagu dilay Soomaaliya

 - 

Hal askari oo American ah ayaa dhintay, halka laba kallana ay dhaawacmeen, iyagoo ku jira howgal ka dhan ah Al Shabaab. Howlgalka waxaa uu ka dhacay deegaan u dhow Bariire oo qiyastii 40 miles galbeed kaga beegan magaalladda Muqdishu ee Caasimadda dalka Soomaa... More »