Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faraamjo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin in uu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya. War saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu Fahad Yaasi... More »
Khad tareen ka mid ah mashaariicda ugu waaweyn ee laga hirgaliyey dalalka ku yaalla Bariga Afrika ayaa laga dhisay dalka Kenya. Tareenkan oo ah mid casri ah ayaa isku xiraya magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa, waxaana la soo gebagebeeyey dhismaha khadkan wejigi... More »
Askari ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan ayaa soo bandhigay Walxaha qaraxa oo sida uu sheegay Al-shabaab kula ballaameen in lagu dilo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka AMISOM. Askarigan oo lagu maga... More »
Rasaas xoog leh ayaa goor dhaw laga maqlay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweye, kaddib markii ciidamada dowladda weerar ku qaadeen saldhig xaafadda ay ku lahaayeen maleeshiyaad ka tirsan maamul la baxay Westland. Dagaalka ayaa bilaawday kaddib markii k... More »
Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble, ayaa sheegay in ciidamada Booliska ay gacanta kusoo dhigeen nin horay Muqdisho ugu dilay Agaasimihii Maxkamadda Sare ee dalka. “Iskaashi ay sameeyen ciidanka Booliska kadib, waxaa ay gacanta ku so... More »