Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee golaha Shacabka. Mudanayaasha ayaa Guddiyada ku doortay kullan ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalladda Muqdisho. Kullankii ay yee... More »
Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya qaban-qaabada shir wadatashi ah oo maalinta beri ay uga furmaya mas’uuliyiinta sare ee dowladda federaalka iyo madaxda maamul gobolleeyada dalka ka dhisan. Qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul gobolleedyada ayaa durbaba s... More »
Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo soo gaaray Muqdisho, ayaa kula kulmay Safiirka Britain y fadhiya Somalia danjire David Concar. Waxaa kulankan uu ka dhacay xarunta Safaaradda Britain oo ku dhex t... More »
A suicide bomber detonated himself inside a military training facility in Somalia’s capital on Monday killing several people and wounding scores, according to police and military officials. “A suicide bomber disguised as a member of the military managed to ent... More »
Meydad hor leh ayaa gelinkii dambe ee maanta laga helay agagaarka goobtii uu saaka ka dhacay qaraxa ismiidaaminta ah ee nawaaxiga wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa yimid markii gaari waxyaabo qarxa laga soo buuxiyey lala eegtay kolony... More »
Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeryootay halka 20 kalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay meel u dhow wasaaradda Gaashaandhigga ee ku taalla magaalladda Muqdishu. Qaraxa ayaa ahaa ismiidaami waxaa uu dhacay xilli wada uu mar... More »
Somalia’s new army chief, General Mohamed Ahmed Jimale, survived a car bomb attack in Mogadishu that claimed the lives of at least 15 people, according to police and military officials. The newly appointed military boss was said to be travelling in a convoy wi... More »
Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Axmed Cawad Ciise ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ku warglisay in ilaa 4, 000 oo ruux oo Soomaali ah dib looga celinayo dalka Mareykanka. Safiirka oo la hadlayay Idaacada VOA ayaa sheegay in dadka ay u ku soo celinayso dow... More »
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan xiliga shaqada shaqaalaha dowladda ay bilaabaneyso iyo xiliga ay dhamaaneeyso. Wareegtadda ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay shaqada u bilaa... More »