Liiska magacyada wasiirada Soomaaliya ee la magacaabay oo dhamaystiran

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa goor dhawayd shaaciyey magacyada golaha wasiiradiisa. Shir jaraa’id oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee Soomaaliya, ayaa af-hayeenka ra’isal wasaaraha oo uu barbar taaganyahay ra’isal wasaare Khayre, waxa uu warfidiiyeenka hortooda ka akhriyey liiska magacyada ra’isal wasaaruhu u soo xushay in ay ka mid noqdaan golaha xukuumadiisa.

Wasiiradda magacyadooda la shaaciyey ayaa tiradoodu tahay 26 oo shan xubnood (5) oo ka mid ahi yihiin haween. Liiska magacyada uu ra’isal wasaare Xasan Cabdi Khayre magacaabay oo aanay ku jirin wasiiru dawlayaasha iyo wasiir ku xigeennadu waxa uu u qornaa sidatan:

1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeenMahdi Ra’isul was are xigeen

2- Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta

3- Cabdi Salax Saciid Juxa, Arimaha Gudaha iyo dib

4- Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed Gaashaandhiga

5- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka arimaha dibadda

6- Cabdullahi Daahir CISMAAN Waxbarashada iyo Tacliinta

7- Cabdi Raxmaan Xoosh Jabril Wasiirka dastuurka

8- Amb Jamaal Maxamed Xasan Qorsheynta ,Maalgeshiga

9- Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda

10- Maxamed Cabdullaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka

11- Eng Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta

12- Xildhibaan Sh.Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanda Xoola

13- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

14- Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Sh. Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska

15- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka

16- Xildhibaan Eng Cabdi Rashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo Macdanta

17- Xildhibaan Abuukar Maxamed Ducaale: Wasiirka amniga gudaha

18- Jeneraal Saciid Xuseen Saciid Wasiirka beeraha

19- Dr Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada

20- Dr Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Qaasim Wasiirka Kaluuleymsiga iyo kheyraadka badda

21- Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga

22- Eng Cabdi Raxmaan Maxamed Cismaan Yariisow Warfaafinta

23- Avv. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada

24- Xildhibaan Saalax Axmed Jaamad Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha

25- Xildhibaan Saalim Caliyow Wasiirka korontada iyo biyaha

26-Dr Maryan Qaasim Axmed Wasiirka gargaarka

Leave a Reply

Be the First to Comment!

Notify of
avatar
wpDiscuz
error: Content is protected !!