Published 8y ago - Dr Munye
Waxaa 12-kii bishaan Jannaayo si Rasmi ah uga Furmay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe shirka dhismaha maamul labada Gobol Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, kaasoo uu daah furay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Furitaanka shirka... More »
Published 8y ago - Dr Munye
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa xalay khudbadiisii ugu danbeysay waxa uu kasoo hor jeediyey Kongareeska Maraykanka, waxa uuna kaga hadlay waxyaabihii u qabsoomay iyo guulihii uu gaaray intii uu Madxaweynaha ahaa . Obama oo hortaagan xubnaha cong... More »
Published 8y ago - Dr Munye
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose. Xubnaha Wafdiga Madaxweynaha uu horkacaayo waxaa Magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo Mad... More »
Published 8y ago - Dr Munye
Guddoomiyaha golaha baarlamaanka Somaliland, isla markaana ah guddoomiyaha xibiga mucaaradka ah ee WADANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi [Cirro] ayaa isagoo ku sugan magaalada London wareysi siiyay VOA-da kaga dhadlay, doorashada ka dhacaysa Somaliland, sid... More »
Published 8y ago - Dr Munye
Madaxweynaha Somaliland Axmed Max’ed Siilaanyo ayaa maanta khudbadiisii sannadlaha ahayd ka hor jeediyay labada gole ee Wakiillada iyo Guurtidda, isagoo khudbadiisa kusoo qaatay qodobo ay ka mid yihiin; siyaasadda arrimaha Dibadda, Wadahadalada Somaliland iyo ... More »
Published 8y ago - Dr Munye
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb-galey xaflad lagu furayay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo dhawaan dayac-tir lagu sameeyay. Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay xafladda furitaanka Garoonka ay... More »
Published 8y ago - koyamani
The Ogaden Somali are split up into five important sub-tr/p/p/p/spapnibes, the Mohamed Zubeir, the Aulihan, the Abd Wak, the Abdullah, and the Magharbul. Two other sub-tribes are of less importance, namely, the Her Mohamed and the Habr Suliman. It is remarkabl... More »
Published 8y ago - Dr Munye
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta la kulmay siyaasiyiin xilal kasoo qabtay xukuumadihii Somalia soo maray oo ay ku jiraaan Cali Maxamed Geeddi iyo C/weli Sheekh Axmed oo labadu horey RW-yaal kasoo noqday Soomaaliya. Labadan mas’uul ay... More »
Published 8y ago - Dr Munye
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta ka dagay garoonka magaalada Kismaayo ee maamulka Jubaland. Madaxweynaha maamulka ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Madaxwayne ku xigeenka Koowaad ee Jubal... More »