Month

November 2016

All posts published in November 2016

Dagaal dib uga qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo

 - 

Dagaal culus oo dhaxeeya ciidammada Puntland iyo Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in uu dib uga qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo sidda ay warbaahinta u sheegeen dad goob joogayaal ah. Dagaalka oo leysku adeegsanayo hub kala duwan ayaa ku fiday goob hor leh... More »

Maamulka Jubaland oo dhul siiyay qaxootiga so noqonaya

 - 

Maamulka Jubaland ayaa shaaca ka qaaday inuu dhul ugu deeqay qaxootiga laga celinaayo Dhadhaab ee Soomaaliya gaar ahaan Jubaland dib ugu laabanaya. In dhawaaleba waxaa socotay celinta qaxootiga Dhadhaab hadba in ayadoo in badan oo qaxootigaa ah horay loo geeya... More »