Xukuumadda Federaalka Somalia ayaa maanta waxay ku dhawaaqday inay hakad gelisay diyaaradihii Jaadka/Qaadka ka keeni jiray Dalka Kenya, laga billaabo Tallaadada berri ah oo ay bishan September ku beegan tahay 06-da. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Somal... More »
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qayb-galay Salaaddii Janaasada ciidan ka tirsan kuwa qalabka sida ee Somalia oo shalay ku dhintay Qaraxii ka dhacay afaafka hore ee Madaxtooyada oo ay mas’uuliyaddiisa sheegatay Al-shabaab. Xasan Sheekh ... More »