Hambalyo iyo bogaadin

Golaha Wadatashiga Beelaha Bajun e London , waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan Madaxweyne Md. Aadan Madobe ,  Madaxweyne k/xigeenka ,  golaha wasiiradda iyo wasiir kuxigennada ,xildhibannada barlamaanka  , iyo dhamman shacbiga JUBALAND guusha ay ka gaareen dibudhisidda golaha cusub e wasiiradda .

JUBALAND weligeed wey jirtay horeyna wey u socota . Waxay qadday tillabo ku dayasho leh o ku dhisan sinnan iyo caddalad. Golaha Wadatashiga Beelaha Bajun e UK waxaay taagersan yihiin nidaamka xulidda iyo habka lo dhisay Golaha Dawladda. JUBALAND HANNOLAATO , JUBALAND HA HORUMARTO .

Golaha Wadatashiga Beelaha Bajun e UK.

Leave a Reply

Be the First to Comment!

Notify of
avatar
wpDiscuz
error: Content is protected !!