Magaalada Qardho ee Gobolka Bari waxaa ka furmay shirka Madasha Wadatashiga Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed, waxaana shirkan gogoshiisa dhigey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka Beesha Daarood. Shirkan waxaa ka qeyb galaya in ka badan 100-Oday dhaqameed o... More »
Xukuumadda Soomaaliya, ayaa bedeshay Safiirkii u joogay Magaalada Roma ee Xarunta dalka Talyaaniga, Jen. Muuse Xasan Cabdulle, Waxaana lagu bedelay, Jen. C/raxmaan Sheekh Ciise. Ilo- wareedyo lagu Kalsoon yahay ayaa HOL u sheegay in is-bedelkaan ay mar hore Me... More »
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Midawga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Midowga Yurub uu maalmihii ugu dambeeyay si dhow ula shaqaynayay madaxda Dawladda Federaalka ah iyo Madasha Wadatashiga iyo Guddiga uu Baarlamaanku u xil saaray Dib... More »
Kulankii Baarlamanka Soomaaliya ee ay maanta uga doodi lahaayeen Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka, ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka uu Xildhibaanada ka dalbaday inay fursad siiyaan shirar u socda Mas’uuliyiinta Madash... More »
Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Kuwati, isla markaana ah ku simaha Ra’iisul Wasaaraha, Sheikh Sabah Al-Khaled – ayaa mar kale ku celiyay inay ka go’an tahay inay Somalia ka caawinayaan la-dagaalanka kooxaha Argagaxisada ah. Sh. Sabah Al-Khaled, ayaa Hadalkan k... More »
Dagaal Culus oo u dhaxeeya labo malleeshiyo beeleed islamarkaana leysku Adeegsanayo hub kala duwan ayaa goor dhaw ka Qarxay Xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Ilo wareedyo kala duwan oo aan la hadalnay, ayaa sheegay in Dagaalkan uu qarxay kaddib mar... More »