Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, ayaa Maanta mar kale la wareegay Deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo muddooyinkii u dambeeyay ay gacan ku haynteeda ay dhawr jeer isku bedelayeen xoogaga Al-shabaab iyo Ciidamada huwanta ah ee maan... More »
Jiritaan la’aanta hay’addo awood u leh hubinta Tayada iyo taariikh-jiritaanka daawooyinka ganacsi ahaanta loo keeno wadanka ayaa sabab u ah in dad badan ay si ugeesi la’aan ah ay wadanka u soo galiyaan daawooyin taariikh dhacsan. Saameyno taban ama aanan wanaa... More »
Magaalada Muqdisho, waa magaalo ay ku nool yihiin ku dhawaad laba milyan iyo bar qof, ayaa waxaysan waxaysan lahayn qaab habeysan oo loo maareeyo qashinka magaalada. Waxaaba qashinka magaalada lagu qubaa laba goobood oo kala ah; Xeebta Jasiira iyo Kaaraan. Qas... More »
Shir jaraa’id oo maanta ay ku qabteen odayaasha-dhaqanka ee gobolka Hiiraan madasha uu ka socdo shirweynaha dib-u-hishiisiinta magaalada Beledweyne waxaa ay ku eedeeyeen dowladda federaalka Soomaaliya in ay waqtigan ka shaaqeyneyso sidda ay hadalka u dhigeen c... More »
Hawlgalka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ayaa soo dhaweysay go’aannadii Mas’uuliyiinta Soomaalidu ee ku aaddan hannaanka doorashada sannadkan daba-yaaqadiisa ka dhici doonta Somalia. Kulan muddo Saddex Maalmood ah uga socday Magaalada Muqdisho ayay mas’uul... More »
Maanta oo ay Taariikhdu tahay 03-da Abriil ee 2016-ka, waxaa si rasmi ah uga furmay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Shir-weyne dib-u-hishiisiin oo ay ka qeyb-galayaan dhammaan beelaha dega gobolka Hiiraan. Shir-weynahan oo ay goob-jooog ka ahaa... More »