Weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee saakay Waqooyiga Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka dhacay, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10-qof, inkastoo Duqa Gaalkacyo ee Puntland uu u sheegay Warbaahinta in Weerarkaas Qarax lagu dilay siddeed qof, iyadoo mas’uuliyad... More »
Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ahaana duqii hore ee Muqdisho oo ka hadlay khilaafaadka ka taagan dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe isagoo ku dhaliilay DF inay doonayso inay jajuubto rabitaanka iyo t... More »
Waxaa mar kale guul-darro kusoo dhamaaday kulan ay ku yeesheen Magaalada Beledweyne Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan. Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo HOL la hadlayay ayaa sheegay in madaxweynaha Somalia ay kawada h... More »
Illaa Afar qof oo rayid ah oo laba ka mid ah ay carruur yihiin ayay dhaawacyo kasoo gaareen maadaafiic ay xaafado ku yaalla galbeedka degmada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Al-shabaab xalay kusoo tuureen. Madaafiicdan ayaa ku dhacay Guryo ay deggenaayeen Da... More »
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ayaa sheegtay in ugu yaraan 150-dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan ay ku dileen duqeyn ay diyaaradahoodu ka fuliyeen Gudaha Soomaaliya. Afhayeen u hadlay Pentagon-ka, Cap. Jeff Davis ayaa sheegay in Weerarka la... More »
Afar ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Askari Ciidamada Jabuuti ee Qaybta ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia ee AMISOM ka mid ah; ayaa ku dhaawacmay Qarax barqanimadii maanta ka dhacay Bar-koontarool oo ku Taalla Afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha Beledw... More »
Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa Maanta laga soo dajiyay Diyaarad sidda, Cabdi Nuure Siyaad oo loo yaqaanno Cabdi Waal, iyadoo Wararku ay sheegayaan in laga soo qabtay gudaha waddanka Kenya oo xilliyadii ugu dambeeyay uu ku sugnaa. Wararka intaas ku daraya, ... More »