Month

November 2015

All posts published in November 2015

Diyaar garoobayo qabashadii deegaanada Jubooyinka

 - 

Kulan xasaasi ah oo loogu diyaar garoobayo qabashadii deegaanada Jubooyinka ee wali ku hadhsan gacanta Alshabaab ayaa ka furmay magaalada Nairobi.Kulankan waxaa furay taliyaha guud ee AMISOM Lt.Gen.Jonathan Rono.Kulankan oo loogu magac daray After Action Revie... More »

Wasaaradda Maaliyada Jubaland oo xarun cusub u guurtay

 - 

Wasaaradda maaliyadda dowladda Jubaland ayaa u guurtay xarunta bankigii hore ee ganacsiga halkaasoo dowladda jubaland oo kaashanayeesa hay’ado ay ku sameysay dayactir. Bankigan ganacsiga ayaa loo dhisay hab casri ah, iyadoo loo dhameystiray dhammaan adeegyadii... More »