Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay qorshaha dalka Kenya ay ku doonayso inay kaga dhisto darbiga xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, isagoo sheegay in ciidamada Kenya aysan u soo gelin Somalia inay dhul Soomaaliyeed... More »
For two professors Abdi Kusow and Mohamed Eno, the inequality and discrimination faced by Somali minority groups in Somalia is an important topic that media and other writers failed to portray, something which forced the two professors to take matters into th... More »
Koox fadhigoodu yahay Kenya ayaa shaacisay in ay hayso caddeymo cusub oo sheegaya in militeriga dalka Kenya ee ku sugan Somalia ay ku lug leeyihiin dhoofinta sharci-darrada ah ee dhuxusha dekedda magaalada Kismaayo. Kooxda warbixintan soo saartay oo lagu magac... More »
Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka hadlay munaasabad lagu soo dhaweynayay oo ka dhacday degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in la furi doono waddooyinka xiran ee ku yaalla Muqdisho. Jimcaale ayaa xus... More »
Maamulka Koonfur-galbeed Somalia ayaa xil ka qaadis ku sameeyay gudoomiyihii hore ee gobalka Shabeellada Hoose, C/qaadir Maxamed Nuur [Siidii], isla markaana guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Shabeellada Hoose. Gudoomiyaha loo magacaabay Shabeellada Hoose ... More »
Shirkad laga leeyahay Dalka Shiinaha ayaa qiimeyn ku sameesay dib u dhis la doonayo in lagu sameeyo Dekada Hobyo ee kutaala Gobolka Mudug , waxaana Qorshaha dib loogu dhisayo Dekada Hobyo gacan ka geesanaya Maamulka Galmudug. Quburo ka socotay shirkad dhismaha... More »
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dabylo dhawaan ku dhuftay deegaanno ka tirsan Puntland, kuwaasoo khasaare hantiyeed geystay. Gaas oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ayaa sheegay in marka hore ay ka xun... More »
Ergayga QM ee Soomaaliya, Nicholas Kay oo ka jeedinayay khudbad shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo ka dhacay xarunta guud ee QM ee New York ayaa sheegay in Somalia ay ka gudbayso guul-darrooyinkii horay u soo maray ayna u muuqato dal soo kabanaya dhibaato... More »