Wararka naga soo gaaray degmada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose ee Koonfurta Somalia ayaa sheegaya in maanta uu halkaasi iska hor-imaad ku dhex-maray laba dhinac oo oo iska soo horjeeda oo ka kala tirsan Al-shabaab. Iska hor-imaadkaasi ayaa yimid sida dadka deg... More »
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa subaxnimadii hore ee saaka ku waabariisatay jawi aan daganeyn iyo xiisad u muuqata mid colaadeed, kaddib markii inta badan magaalada ay xirteen malleeshiyo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa kuwaa oo ka carre... More »
AMISOM ayaa laba maalmood ka hor tababbar ugu soo xirtay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ciidan booliis ah oo tiradoodu ahayd 200-askari, kuwaasoo ka tirsan ciidamada booliiska maamulka Koonfur-galbeed Somalia oo uu muddo saddex bilood ah tababarku u socday.... More »
The north-western boundary of Jubaland is a line drawn from the Lorian swamp, passing through the districts of Wajheir and Eil Wak, and terminating at Dolo, on the river Juba. Its south-eastern boundary is the Indian ocean. Its eastern boundary is the river Ju... More »
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaaminayo ay raadinayso xal siyaasadeed intii ay awood ciidan u adeegsan lahayd soo af-jaridda kooxda Al-shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida. Al-... More »
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed mar labaad wax loogu qeybiyo nidaamka qabiiliga ah ee 4.5, kaasoo uu sheegay inuu sabab u yahay dib u dhaca Somalia. C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in loo ba... More »
Through Jubaland to the Lorain Swamp” 1914, Waa buug uu qoray I. N. Dracopoli oo ah nin ingriiska u dhashay, waana aqoon yahay ka tirsana The Royal Geography Society ee UK. Wuxuu sahan dhinaca dhulka ku kala bixiyey innta u dhaxaysa Kismaayo (magaalo madaxda J... More »
Allaha u raxmadeen Wariye Axmed Xasan Cawke ayaa saaka 6:30 aroornimo uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta DDS Itoobiya, sida uu HOL u xaqiijiyay wariye C/salaam Ibraahim Hereri oo ay saaxiibo dhow ahaayeen Cawke. Wariye Cawke wuxuu ku dhashay magaal... More »
Madaxweeyne kuxigeenka 2-aad ee Jubbaland Suldaan C/qaadir Xaaji Max’uud Lugadheere ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray shirka wadatashiga aayaha Soomaaliya ee doorashooyinka sanadda 2016, kaa oo ay ka qeybgalayaan qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degm... More »
Laba weerar oo siyaabo kala duwan Sabtidii shalay ahayd uga dhacay Koonfurta Somalia ayaa lagu dilay in ka badan 21-ruux, waaxana lagu dhaawacay in ka badan 30-qof oo kale. Iska-horimaad ka dhacay duleedka degmada Kismaayo ayaa lagu dilay ugu yaraan 15 qof, i... More »