Fadhiga ay maanta isugu yimaadeen mudaneyaasha baarlamanka Jubaland ayaa waxa ay cod ugu qaadayeen in waqti kordhin loo sameeyo madaxweeynaha Jubaland kadib markii uu ka dhamaaday waqtigii laga doonayay in uu kusoo dhiso golahiisa wasiirada. Kulankan oo ka dha... More »
Kulan lagu sagootinayay guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen [Muun-gaab] ayaa maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo ay ka qayb-galeen inta badan mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne kala duwan. Qaar ka... More »
Golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin soo gudbin miisaaniyad sannadeedka 2016-ka iyo xog ururin ay soo sameeyeen xubno ka tirsan guddigii loo xil-saaray gurmadka fa... More »
Kulan howleed ku aaddanaa dib u eegista dastuurka oo ay soo agaasintay wasaarada dastuurka ayaa maanta lagu qabtay xarunta villa Hargeysa, waxaana goob-joog ka ahaa guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan [Jawaari], RW Somalia, Cumar C/rashiid C... More »
Wararka ka imaanaya magaalladda Columbus Gobolka Ohio ee Dalka Mareykanka , ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay muwaadin Soomaali Mareykan ah xili ay la socdeen xaaskiisa iyo caruur uu dhalay. Kooxo hubeesan oon wali heebtooda la aqoonsan ayaa la sheegay in... More »
Qaramada Midoobay ayaa kordhisay muddada cunno-qabteynta hubka ee saaraan Somalia, kaddib shir Golaha Amaanka ee QM ay ku yeesheen xaruntooda magaalada New York. Golaha Ammaanka ee QM ayaa shaaciyay in muddo hal sano ah lagu kordhiyay muddada cunno-qabteynta h... More »