Guddoonka Baarlamaanka FS oo Go’aan ka soo Saaray Mooshiadaxweynaha –

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kasoo saaray Go’aan Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Somalia, iyagoo ku Sheegay Warbixin ay soo saareen in dhinacyada Mooshinka uu khuseeyo ay ogolaadeen in si wada-hadal ah lagu dhameeyo.

Sidoo kale, Warbixinta Guddoonka ayaa lagu xusay in laga billaabo maanta lasoo afjaray jirtaanka mooshinka loo gudbiyay baarlamaanka 12-kii August, 2015-ka; loona gudbiyay Marxalad Wadahadal ah.

 

Leave a Reply

Be the First to Comment!

Notify of
avatar
wpDiscuz
error: Content is protected !!