Madaxweynihii hore ee Maamulka Jubbaland, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) ayaa ku guuleystay doorashadii Madaxnimo ee Maamulka Jubbaland oo maanta ka dhacday xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Doorashada oo ahayd mid qarsoodi ah ayaa waxaa codee... More »
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo masuulyiin kale ayaa saaka xariga ka jaray xarumo cusub oo ay kamid tahay xarunta cusub ee wasaaradda Maaliyadda Jubbaland. Madaxweynaha ayaa waxaa la socday qaar ka mid ah golahiisa wasirada iyo xildhibaanada Barlamaan... More »