Month

May 2015

All posts published in May 2015

Fatahaada Wabiga Shabelle ee deegaano ka tirsan Sh/Dhexe

 - 

Waxaa sii kordheysa cabsida laga qabo in Wabiga Shabelle uu ku fataho deegaano ka tirsan magaalada Jowhar, iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu wabiga ku fatahay Tuulooyin dhowr ah, halkaasoo dadkii degenaa ay ka barakaceen. Tuulada Duduble oo hoos tag... More »