Month

April 2015

All posts published in April 2015

Taalooyinka taariikhiga

 - 

Taalooyinka taariikhiga waxa lagu arki kara xeebta dheer u dhexeysa Kisimayo ila Ras Kiyamboni iyo jasiiradaha , hase ahaate kuwa xeebta waxa ku yimid bubur ay dadka u geesteen . Kuwa ku yaala jasiiradaha qaarkood wey ka badbaadeen burburka . Taalooyinkaan wax... More »

talloyin taariikhi ah

 - 

Waxa jasiiradaha iyo xeebaha ka so horjeeda ku yaaliin goobo taariikhi ah o lo yaqaan “pillar tombs”. Nasiib xumo qaarkood wa la burburiyay. More »

koyaama island

 - 

Koyaama wa jasiiradda ugu weyn jasiiradaha baajuunta waxayna Kisimayu u jirta ila 60km. Jasiiradda Koyaama waxay ka kooban tahay laba tuulo o kala ah : Gedeeni ama Koyaama iyo tuulada Koyamaani . More »

ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka

 - 

Kirumbidhi wa ciyaar hiddaha iyo dhaqanka bajuneed afka qalaad lo yaqaan steack dance. ciyaartaan waxa ciyaaro ragga o keli ah maalmaha ciidda iyo aroosyada. Chakacha  ciyaartaan waxay gaar u tahay haweenka waxaana la ciyaara aroosyada , iyadoo la la qaadaayo ... More »

Hormar iyo Maalgashi ka Bilaabmay Kismaayo

 - 

Dhismaha wadada dheer ee xiriirisa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo iyo Jaamacadda magaalada Kismaayo ayaa si rasmi ah u biloowday, iyadoo ay soconayaan burburin lagu sameeynayo laamigii hore oo isagu ahaa mid aad u dayacan. Howlahan dhismaha ayaa waxaa... More »