Magaalada Kudhaay

kudhaa

Kudhay wa magaalo xeebta saaran  ka so horjeedka jasiiradda Chuula. Waxay ku taala goob lo adeegsado dhismaha maraakiibta yacni doomaha kuwa waaweyn iyo yaryar intaba. Sannadihi 1970-1975 Dawladdi Kacaanka waxay si qasab ah barakicisay shacabki degganaa jasiiradaha  , iyadoo isla markaas burburisay guryahooda , qalabki ay ku shaqeysan jireen iyo hantidooda .waxayna isugu keentay Kudhaay.

Waxaan ka maqalna idaacadaha tan rasmiga e dawladda iyo websatyada guud ahaan “Jasiiradda Kudha”. Qoraalkaan waxaan warbaahinta rasmiga iyo dadka websatyada wax ku qora , in marka hore magaca saxa ah wa KUDHAAY e ma aha “KUDHA” jasiiradna ma aha e wa magaalo xeebta saaran.

Leave a Reply

Be the First to Comment!

Notify of
avatar
wpDiscuz
error: Content is protected !!