Common sense

Dr Yusuf Sh. Mwenye

Waxyaabaha lagu gaari karo hor umar, dhinac kastaba ha ahaato, ee ay bulshada u baahan tahay  waxaa ugu horeeya waa  waxbarashada, caafimaadka iyo xoriyadda shaqsiyadeed, ayadoo islamarkaana ay is daba socdaan hor umarinta bulshada iyo dhaqaalaha. waxaa kaloo muhiim ah shacabka iney dareensan yihiin iney dhulkooda iyp noloshooda ay ayaga wax u qabsadaan.

Leave a Reply

Be the First to Comment!

Notify of
avatar
wpDiscuz
error: Content is protected !!